Rasmi Rays iyo Farxaan Yare Yaa ka dambeeyey dagaalkooda!

18. april. 2021
177 413 Ganger

Nolosha labada qof sideedaba waxey ku wacan tahay in ay ahaato mid private ah

Kommentarer
  • Waxan jeclaan laha in laga dhigo waziirada arimaha hagaajinta dadka 😢🥰🥰🥰💋🥰Inaat wanaga kashaqeyso wax fcn waaye

    Xumeyraa MohammedXumeyraa Mohammed8 dager siden
  • Rasmi guul qali

    Sawda ShaqaleSawda Shaqale8 dager siden
  • Walaashee laki runbeey sheeg tay ee hala qaato war geedo

    Xamdi CiiseXamdi Ciise9 dager siden
  • ayaga lagamaqlay yarane mel umatale

    falis abdullahifalis abdullahi10 dager siden
  • fanku xalal miyaaa inta sidaydoo kle la yaaban like 👍

    Nadwa som channelNadwa som channel10 dager siden
  • Ilhy hakaajarsiyooo ameeen

    Amina AmishAmina Amish11 dager siden
  • Wlhii waa ceeb xaasidkoda ayey iskujabiyen dadka qaar baa xumaha iskagafarxaa wankxmhy

    Amina AmishAmina Amish11 dager siden
  • Wlhii wax kahadlo walawayay arintan kheyr ilhy hakusiyo waa run waxa meshas kasogalo xaram udawee

    Amina AmishAmina Amish11 dager siden
  • Asc asxaabta channel keyga ku xeran muuqaalkan si qaldan buu iiga tirtirmay nasiib wanaag dadaal badan kadib waa la ii soo celiyey

    Laki Wacays PodcastLaki Wacays Podcast12 dager siden
  • Maanshaa Allah Tabarakalah Waa hadal fiican 👍

    M SM S14 dager siden
  • Masha Allah lakiyey si fiican ayaad runta ugu sheegtay youtubleey iyo rasmi iyo farxanyare ilaahay ha ku anfaco

    MM14 dager siden
  • Wa sax

    Deega ElmiDeega Elmi14 dager siden
  • Ayagaa yutup yimidee yaa keenaay oo so jiiday

    Princess Intisaan15Princess Intisaan1514 dager siden
  • Laki waa inan maskax badan maasha allh illahay haku sharfo

    INDHO UROON HOOYADEEDINDHO UROON HOOYADEED14 dager siden
  • Sax wayey lakiyey runta aya kaxadashi

    معهد الحفاظ الوحيين في مدينة وجيرمعهد الحفاظ الوحيين في مدينة وجير14 dager siden
  • Laki hor usoco

    HABIIB SHEIKHHABIIB SHEIKH14 dager siden
  • Laki my dear ♥ sister fadumiina ma is dagaaseen maxaa dhacay

    Axmed GaabAxmed Gaab14 dager siden
  • Walahi tu as parfaitement raison, l internet est devenu du fitna

    sabiha oceanesabiha oceane15 dager siden
  • m.a sx weye hdlkaga laki xaji waceys marka allha kudhoro wlly

    shaafi Mkshaafi Mk15 dager siden
  • Fursad Shaqo: Matahay shaqo doon jecel inuu shaqeysto Madoonaysaa inaad sameysato dhaqaale 1000 kuu gaadha iyo in Ka badan jawaabtaadu hadey tahay haa waxaan kuu haynaa shaqo aad dhaqaale kasameyn karto. Shaqadan ma hortaagna caqabadaha ku xeeran dhammaan shaqooyin kale. Sidookale shaqadan waxaad kuqaban kartaa adoo gurigaaga jooga ama xafiiskaaga dhexdiisa meel kasta oo aad dunida kajoogto Hadaba hadaad diyaar utahay inaad ka faaideysato kala xidhiidh wixii macluumaada whtspka Wa.me//+2520634263990

    Altezo_Chanel ChannelAltezo_Chanel Channel15 dager siden
  • dadka dislike saaraya maxay damacsan yihin wayabe yaahuu dheh

    faatuush mohamedfaatuush mohamed15 dager siden
  • Ramadan mubarak sis

    Deeqo AhmedDeeqo Ahmed15 dager siden
  • Waaaaaaa waaaaa waaaa wa ku jeclay

    Barkhad CaliBarkhad Cali15 dager siden
  • M.a laki qof wngsan tahy hadal wangsan kuhadashay

    xasan xaajixasan xaaji15 dager siden
  • indhaha faraha nooga daa, nalama lihide. Salam Laki

    Libaan HajiLibaan Haji16 dager siden
  • Musalsalka maa naga jojee 🤣🤣🤣

    kuweyda Abdullhikuweyda Abdullhi16 dager siden
  • Sax sax sax sorry aBayo Macon ⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘

    Hani NurHani Nur16 dager siden
  • Midbaa soo qoraya aan uhiilino dumarka somaliyeed, hadana isagii baa soo dhigaya video yada waa calamadaha munaafaqiinta

    Sahra OsmanSahra Osman16 dager siden
  • De walalo waligey kuma dawan lkn wanagaaga iso jiitay!

    firdows cabdillefirdows cabdille16 dager siden
  • Gabr nool igadha huno mcn wa runta

    Kiin MohamedKiin Mohamed16 dager siden
  • Anaa kula uruurinaya diyaar ahy hadii dadka wax looqabanayo

    Raxma channelRaxma channel16 dager siden
  • adigaba views baad kuraadineesaa

    Nas MohamedNas Mohamed16 dager siden
  • Masha Allah wllhy talo wacan soo jeedisay waxan rajaynayaa inay qaadan doonan hadalka wayn ee wayel nimada ah

    nimco gobaadnimco gobaad16 dager siden
  • Ilahy haka Abal mariyo wllshy mahad sanid

    Nima HassanNima Hassan16 dager siden
  • M.a laki mar walipo runtaa kahadashaa abyo wlhi waxaa tahy qof wanaagn allaha ku sharfo

    Shukri nuurShukri nuur16 dager siden
  • Dadka NOworld reaction sameeya talent ama xirfad ay dadka uso bandhigaan malaha

    Aliya AsliAliya Asli16 dager siden
  • Habar wayeel AYAN ahay🤣🤣

    Hiba NurHiba Nur16 dager siden
  • Laki xaaji naag nool fariid alle khayr hakugu badalo wanaaga ka shaqaysay you tube badan ayaa dhaanta wlhi

    xidigta hargaysaxidigta hargaysa16 dager siden
  • Laki qof qalbi wngsn oo runta lagu yaqaano 💞💞

    Sir & sabar jacayl officialSir & sabar jacayl official16 dager siden
  • Heesaha aad qaado lacagta aad ka sbaqeso ilmahaga aad siiso xalaal waaye mahanoo

    MOMO16 dager siden
  • Dadka waxaa ugu wngsn midka sameya اصلاح بين الناس qofka sameysa

    naduusha Aweys dayipnaduusha Aweys dayip16 dager siden
  • Ma shaa allah well done

    Muna JamaMuna Jama16 dager siden
  • Masha Allah sharaf ba u hadashay

    Zagal MuseZagal Muse16 dager siden
  • Walee runbaad sheegtay lakiyey alle ha ku sharfee

    cilmi media filmscilmi media films16 dager siden
  • Runta ka hadashay wll somali ma khayr jcla haku daalin niman waa weynba in ay dad cebeyan NOworld kaga shaqaysta alle hayna so hanuuniyo

    Asma ElmiAsma Elmi16 dager siden
  • Mom sharaf leh allah yacizak

    Habi123 Habi123Habi123 Habi12316 dager siden
  • Allaha ku xafido abayo macato

    Idil MaxamedIdil Maxamed16 dager siden
  • That’s right

    Huda FarahHuda Farah16 dager siden
  • Sax

    Fartun Khalif20Fartun Khalif2017 dager siden
  • You so right my sister dadkan ilahay waa Kaa fogaadeen xaran baa washay thanks laki 🥰

    Anisa HersiAnisa Hersi17 dager siden
  • Sax runtii

    ubax bashiubax bashi17 dager siden
  • Sax wlh labo isqabatey biilka radinayan

    Sacdiya NurSacdiya Nur17 dager siden
  • Maasha Allah waa runtaa wllo

    Arraweello HasanArraweello Hasan17 dager siden
  • Like xaaji qof wanaagsan batahay masha alaah abaayo ajar alaha ka siiyo wanaada aad sisay dhalinyarta

    Lul MohamedLul Mohamed17 dager siden
  • War adiga fanaanad ba tahay lacag saw kama Qaadato taas ba ka xaaraan san 😅

    Maxamed mci OfficialMaxamed mci Official17 dager siden
  • Dar Allah an iska jeclahay hora oo soco habo macan

    Sahr noorSahr noor17 dager siden
  • Keep going 🌙🌙💐💐💐💐💐😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤☝

    yanaas officialyanaas official17 dager siden
  • Ramadan kareem

    yanaas officialyanaas official17 dager siden
  • Masha Allah

    yanaas officialyanaas official17 dager siden
  • 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

    yanaas officialyanaas official17 dager siden
  • Wlhi Laki Haji Wacays❤️ Waa Qof Wanaaga u Saaxiiba❤️ I love you❤️💕😘 Habo❤️❤️❤️

    Shacni Dhaladkii BooramaShacni Dhaladkii Boorama17 dager siden
  • Dadkan yaa guursanaayo sidan u hadlaayo horta? Waa laba aan is dhaamin

    Queen TanyaQueen Tanya17 dager siden
  • Wll waa run taa rabi ha ku shafro

    Maxamed AmiinMaxamed Amiin17 dager siden
  • Msha allh shugran abyo laki runta ayad u sheegtay wllshey iyo wllkeyba kuwii qaata allaha ka dhigo mcnto

    Siman QueenSiman Queen17 dager siden
  • Illahay haku barakeyo habo🥰

    Farixa AbdiFarixa Abdi17 dager siden
  • Aad iyo aad wlaahi runta aad ka dhabeysay masha allah

    Xasan KhamiisXasan Khamiis17 dager siden
  • Anigah

    Ladna CaliLadna Cali17 dager siden
  • Adna ilaahay dartiis fanka uga bax 🌙

    zamzam ahmedzamzam ahmed17 dager siden
  • Caana datay dabadood la qabay isana sidii laga rabay oo raganimadu jirtay muu samayn

    Mohamed hassanMohamed hassan17 dager siden
  • Wlhi waa xaqiiq hadalkasi

    Zamzam MaxamedZamzam Maxamed17 dager siden
  • Asxbta isoo pooqda plz

    Umu AbdurahmanUmu Abdurahman17 dager siden
  • Saxiix runata ushaaaga mama❤💋

    kiin dhalad abdullakiin dhalad abdulla17 dager siden
  • Manshaa alah.waan Iska jeclahay ina xaji.wacays.guulayso qurux

    Zaamiya siman CigaleZaamiya siman Cigale17 dager siden
  • Waaa saxa wll horo usoco abaayo

    maankie cade Haajimaankie cade Haaji17 dager siden
  • Masha Allah guleyso xabiibti thanks

    ARAGSAN CABLE TVARAGSAN CABLE TV17 dager siden
  • This is laki wacays? She looks different hella different!!

    Ali YareAli Yare17 dager siden
  • laki adi ta ku fican thy wa rerkaga dhaqata

    jihan osmanjihan osman17 dager siden
  • Wa daqanka munafiq nimada xumaha jecela dadka sixun wax sheg badan may xaliyan Familka oo maslaxa radiyan iyo ajar

    Ibtisaam Ibtisaam 48Ibtisaam Ibtisaam 4817 dager siden
  • Mashallah sifacan uhadashay fananedena qali runtana wad ka hadashay somali maryolay wax si kharibaysa oo dadka isku si diraysa oo rufiyanin lacag view ku radsada wa yab 😏

    Asma IbrahimAsma Ibrahim17 dager siden
  • Laki xaaji qof caqli usaxiiba ayaa tahay Alle haku xafido iyagana Alle xumanta wnag hawgu badalo

    Yasmin HuseenYasmin Huseen17 dager siden
  • Garta aabahaa goon jiray wllhi gesiyad

    bųbų qųřųxbųbų qųřųx17 dager siden
  • Gabadhan dhaanta wixiipa🥺🥰

    Bidixo XuseinBidixo Xusein17 dager siden
  • Masha allah Laki Wacays Walee Waxaa Tahay Qof Aqli Toosan Xaqiiqaduna Waa Sidaa Aad Ka Hadashay Soomaali Wixii Anfacaya Kuma Daalaane Waxaan Anfacayn Oo Waliba Dulmi iyo Danbi Ah Ayaa Ufudud Mahadsanid Wall Qaaliyeey

    Qabyaaladdiid-Abdi Hakim QDQabyaaladdiid-Abdi Hakim QD17 dager siden
  • Maasha Allah Tabarakallaah laki Xajii sifiican u hadashy

    Marwa AbdiMarwa Abdi17 dager siden
  • Laki Xaaji Wacays

    Abdirisak Ziito OfficialAbdirisak Ziito Official17 dager siden
  • Aniga diyaar

    Ayaan ibraahim MohamedAyaan ibraahim Mohamed17 dager siden
  • Gabar nool tahay 🥰🥰🥰😇

    Najma DiamondNajma Diamond17 dager siden
  • 💞💞💞💞💞💞💞💋💋💋💋💋

    Gudona GudonaGudona Gudona17 dager siden
  • Maansha allah Allahe ha ku xafido wllo

    Gudona GudonaGudona Gudona17 dager siden
  • Hadal waa run kama rays detail ka ayaad taabatay ama xaqiiq da

    Haamud JamaHaamud Jama17 dager siden
  • Runta ka hadashay si fiican wax ugu shegtay habaryar laki aqliga iyo garaad ba leedahay❤️

    S QueenS Queen17 dager siden
  • Minshari labadodu wadaganyihiin lkn il baajirta

    Ubah AliUbah Ali17 dager siden
  • Aniga diyaar eh

    Iqro AbdullahiIqro Abdullahi17 dager siden
  • Guys walashay ii soo booqda fadlan noworld.info/video/video/xHTbppaMo8i01Ks.html

    Saciid abdiSaciid abdi17 dager siden
  • Masha Allah 🥰🥰🥰

    Raxma DheemanRaxma Dheeman17 dager siden
  • Rasmi reys codkisana may keenin sirtisana may ka hadlin labada marba isagoo nina ayuu bilaabay marka ninkan qaladkisa haloo sheego

    Suleeqa qurux MohSuleeqa qurux Moh17 dager siden
  • Mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah hoyo mcn

    Saleban AhmedSaleban Ahmed17 dager siden
  • M.a wall laki ilahy hakaa abaal mariyo runtii dadku wax bay sii buun buuniyaan oo dad kay isku sii diraan ayagoo view karadina lkn ilaa hada qof maslaxad iyo wanaag karadiyy adiga moyeemajiro qofjale jazaka lah bayo 😍

    Salma SamiraSalma Samira17 dager siden
  • Qof daacad wax u dhex dhexaadinaayo gabadhaan baa ka arkay Dadaalkaada Allaha kula garab galo

    Mr XiraneMr Xirane17 dager siden
  • noworld.info/video/video/rZTPjbGblLLMlqM.html Fadliga Cilmiga

    Sda AbdillahiSda Abdillahi17 dager siden
NOworld